Dad ku dhaw Kun qof oo ku dhintay dalka Hindiya (Daawo Sawirada)

Dalka Hindiya waxaa ka taagan musiibo ay ku dhinteen boqolaal qof sidoo kale ay ku barakaceen kumanaan kun oo qof, waxaana dalkaasi qeybo kamid ah hada ka socda gurmad aad u xoogan. Roobab duufaano xoogan wata ayaa ka da’ay Koonfur Galbeed dalka Hindiya gaar ahaan gobolka Kerala, waxaana goobahaasi ku dhintay boqolaal qof ay qaadeen … Continue reading Dad ku dhaw Kun qof oo ku dhintay dalka Hindiya (Daawo Sawirada)